Maamulka Somaliland oo shacabka uga digay qaraxyo ka dhici doona..

Maamulka Somaliland ayaa soo saaray digniin loo jeedinayo shacabka oo la xiriirta qaraxyo qorsheysan oo laga sameynayo Buurta Dabdheer oo ku taala Bandarwanaag. Qoraal ka soo baxay Wasaarada difaaca Somaliland ayaa u qornaa sidatan hoose. “Taliyaha Ciidanka Qaranka waxa uu ogeysiinayaa laga bilaabo maalinta sabtida ee ay taariikhdu tahay 26-02-2022 ilaa khamiista oo ku beegan … Continue reading Maamulka Somaliland oo shacabka uga digay qaraxyo ka dhici doona..